Warbixn Gaar ah: Maalinta Afka Hooyo

Farta Af-Somaaliga

Inta badan dunida waxa maanta oo kale, 21-ka Feberwari laga xusaa afka hooyo. Warbixin gaar ah oo ku saabsan afka Soomaaliga iyo waayahiis maanta waxa inoo hayo Jaamac Buulle Jaamac.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin Maalinta Afka Hooyo

Fiiro Gaar ah: Codadka heesta dhextaalka ah waa, Cabdi Cali Bacalwaan iyo Allaha ha u naxariistee, Faadumo Qaasim Hilowle.