Kenya oo Musuqa la dagaallameysa

Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay dagaal ba’an ku qaadi doono musuq-maasuqa ka jira Kenya, kaas oo lagu tiriyo in uu ka mid yahay caqabadaha ugu waaweyn ee dowladda ka heysta dhinaca horumarka. Tafaasiisha warkaan waxaa Nayroobi kasoo dirtay Maryan Maxamuud Barre.

Your browser doesn’t support HTML5

Kenya oo la dagaallameysa Musuq maasuqa