Magaalada Baydhabo, ciidamo ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta dagaal ku dhexmaray gudaha magaalada, kadib markii sida la sheegay ay isku qabsadeen doorashada hoggaamiye dhaqameed.
Is-rasaaseyntani ayaa waxaa ku dhintay laba ka tirsan cidiamada, halka laba kalena ay ku dhaawacmeen. Weriyaheenna Baydhabo Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixntan noo soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5
Askar ku dagaalantay Baydhabo