Somalia: Baarlamaanka oo Miisaaniyadda 2018 Ansixiyey

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyey miisaaniyadda dawladda ee sannadkan soo socda oo la sheegay inay dhan tahay in ka badan 274 milyan oo dollar.

Miissanaiyadda ayaa haatan u tegi doonta madaxweynaha si uu u saxiixo. Warbixintan waxa inoo haya Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Miisaaniyadda Somalia