Natiijada Doorashada Kenya oo Lagu Dhawaqayo Goordhow

Guddiga doorashada ee dalka Kenya ayaa la filayaa inay goor dhow ku dhowaaqaan natiijada doorashadii ku celiska ahayd ee Khamiistii ka dhacday dalkaasi.

Maddaxweynaha talada haya Uhuru Kenyatta ayaa la saadaalinaya ain loogu dhowaaqo inuu ku guulaystay.

Dhinaca kale, hoggaamiyaha mucaaradka, Raila Odinga, ayaa dalbanaya doorasho cusub oo lagu qbato 90 maalmood gudahood.

Xarunta looga dhowaaqo doorashada ee Bomas waxaa haatan ku sugan weriyahayaga Khadar Maxamuud Xareed. Caasha Ibraahim Aadan ayuu uga warramay jawiga goobta.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Natiijada Doorashada Kenya oo Lagu Dhawaqayo