Al-Shabab oo Goof-guduud Dib looga Qabsaday

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa sheegaya in Ciidamada maamulka Koonfur Galbeed oo kaashanaya kuwa Ethiopia ay dib u qabsadeen deegaanka Goof-gaduud oo ku dhow magaalada Baydhabo, ka dib markii saakay halkaasi ay la wareegeen maleeshiyo ka tirsan al-Shabab.

Wariyeheenna Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintaninoo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Dib-u-qabsashada Goof-guduud