Dhageyso Barnaamijka Martida Makarafoonka

Martida Makrafoonka

Kusoo dhawaada barnaamijka Martida Makarafoonka, oo aan todobaadkan ku faaqidi doonno dagaalka ka socda magaalada Mosul ee dalka Ciraaq.

Barnaamijkan oo uu magaalada London kusoo diyaariyey wariyaha VOA-da Ridwaan Xaaji Abdiwali, ayaa waxaa marti ku ah Xassan Cabdi Xeyle oo ah khabiir ka faallooda arrimaha Bariga Dhexe.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso barnaamijka Martida Makarafoonka