Waa Go'aankaaga: Dhallinyarada iyo Ramadanta Q.2aad

Waa Go'aankaaga

Barnaamijka Dhallinyarada iyo Ramadanta waxa uu toddobaadkana aad ku maqli doontaan waayaha kala duwan ee Soomaalida qurbaha ku nooli ay kala kulmaan Ramadanta. Sidoo kale, waxaad ku maqli doontaan warbixino kala duwan oo ka yimid Somalia.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Waa Go'aankaaga