Dhacdooyinkii Ciyaaraha ee 2014

Waa barnaamij gaar ah oo aannu ku eegayno dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee ciyaarta kubadda cagta oo meelo kala duwan oo dunida ah ka dhacay, iyada oo ciyaartii Koobka Adduunka aan si gaar ah u eegayno.

Barnaamijka waxa soo diyaariyey, soona jeedinaya Maxamuud Mascadde.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. gaar ah: Ciyaarihii 2014