Maamulka Puntland oo Qabsadey Buuraha Galgala

Ciidamada ammaanka ee maamulka Puntland ayaa la wareegey buuraha Galgaloo kadib markii ay dagaal kaga qabsadeen maliishiyada Al Shabab.

Madaxweynaha Puntland Abdiweli Mohamed Gaas oo shir jaraa’iid ku qabtey magaalada Garowe ayaa sheegay in hawlgalkaasi uu ahaa mid ay ku jebiyeen Al Shabab.

Ururka Al Shabab ayaa dhankiisa ka sheegey inuu weli goobahaasi ku sugan yahay oo aan laga saarin Galgala.

Magaalada Garowe waxaa warbixintan ka soo direy weriyaha VOA Nuh Muse Birjeeb.

Your browser doesn’t support HTML5

Puntland oo Qabsatey Buuraha Galgala