Garissa: Suuq Mugdi oo Haddana Gubtay

Dad badan ayaa hantidoodii ku waayay kadib markii uu dab ka kacay suuq- Mugdi oo ku yaala Degmada Gaarisa, waana markii labaad oo suuqaasi dab gubo.

Ibrahim Hassan Daandurey ayaa khadka talefoonka kula xiriiray wariyaheena Gaarisa Mohamed Farah Shire wuxuuna ugu horeyn weeydiiyay waqtigii uu dabku qabsaday suuqa.


Wareysiga oo dhan hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Suuqa Gubtay