London: Shir ku Saabsan Maalgashiga Somalia

  • Sahra Nuur
Magaalada London waxa haatan ka socda shir lagaga hadlayo horumarinta ganacsiga iyo maalgashiga Somalia, shirkan oo daba socda shirwaynihii shalay lagaga hadlayay arimaha Somalia waxaa maanta furay madaxwaynaha Somalia Xasan Sh. Maxamuud iyo Wasiiro ka tirsan dawlada Britain, waxa kale oo ka soo qayb galay ganacsato iyo qurbe joog Soomaaliyeed.

Ujeedada shirka iyo waxyaabaha lagaga hadlay waxaa VOA uga waramay la taliyaha madaxweynaha Soomaaliya ahna Afhayeenka Madaxtooyada Cabdiraxmaan Cumar Yariisow.

Warsysigiisa oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga Shirka Maalgashiga Soomaaliya