Dhibaatooyinka Horyaalla Maamul-u-sameynta Jubbooyinka

Shirkii maamulka u sameynta Jubbooyinka ayaa maraya heerarkii gabagabada, hase yeeshee, waxa jira caqabado horyaalla sidii loo xuli lahaa hogaanka maamulka.

Wareysi arrimahaas ku saabsan hoosta ka dhageyso.


Your browser doesn’t support HTML5

Halka uu marayo shirka Jubbooyinku