Madaxweynaha Puntland oo ka Hadlay Deeqaha Turkiga

Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Faroole ayaa sheegay in dawladda Turkigu ayna fulin ballanqaadyo ay Puntland u qaadday. Madaxweynaha ayaa arrintan sheegay mar uu guddoomayey deeq ka timid dalka Talyaaniga.

Dawladda Turkiga ayaa illaa intii ay arrimaha Somalia lugta ku yeelatay, ballanqaadyo u sameysay dalwadda Somalia, Somaliland, iyo maamulada ka jira degaanada Somalia.

Warbixin arrintaas ku saabsan hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Eedda Puntland ay Turkiga u Jeedisay