Md. Xasan oo Cambaareeyey Qaraxyadii Shalay

Madaxweynaha oo habeenkii xalay ahaa warbaahinta dawladda ka hadlay ayaa shacabka ugu baaqay in lala dagaalamo Al-Shabab.

Madaxweynaha ayaa hadalkan jeediyey ka dib kulan uu la qaatay Guddiga Amniga Qaranka Somalia. Madaxweynaha ayaa ku nuuxnuuxsaday in Al-Shabab ay quus joogaan.

Warbixin arrintaas la xiriirta hoosta ka dhageyso.


Your browser doesn’t support HTML5

Cambaareynta Madaxweynaha