Faaqidaad ku saabsan Shirka Somalia iyo Somaliland ee Turkiga

waxaa dalka Turkiga maatna ku soo gabagaboobay wajigii sadexaad ee wada hadalo u soo socday dowladda Somalia iyo Somaliland.

Qodoba lagu heshiiyay waxaa ka mid ah iskaashi dhinaca Amaanka, Ganacsiga , Argagixisada, Burcad badeeda, ka fogaanshaha hadalada xanafta leh ee wax sii kala fogeyn kara , iyo wadaagista deeqaha caalamiga ah.

Waxaase qodobka ugu muhimsanaa uu ahaa in muddo 90 cisho gudahooda shir kale la isugu soo noqdo magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, oo dabcan marka ugu dambeysa ku tagi doona arimaha xaasaasiga ah, sida midnimada Somalia, gooni isu taagga Somaliland iyo siyaasadda.

flalanqeyn ku saabsan shirkaasi halkan hoose ka dhageyso.


Your browser doesn’t support HTML5

Falanqeyn: Shirka Turkiga



Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Falanqeyn ku saabsan shirka Turkiga