Dhakhtarka Waydii: Xanuunada ku Dhaca Indhaha

  • Ibrahim Dandurey
Barnaamijka Dhakhtarka Waydii ee todobaadkan waxa uu ku saabsanyahay xanuunada ku dhaca indhaha, waxaana marti ku ah Dr. Maxamuud Axmed Maxamed Shiine oo ku takhasusay daaweynta iyo qaliinka indhaha

Barnaamijka Dhakhtarka Waydii oo ay dhageystayaashu ay su'aalo ku waydiinayaan Dr. Maxamuud Shiine halkan hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhakhtarka Waydii