Dhaqanka iyo Hiddaha # 156

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha waxaad ku maqli doontaan qeybtii 1aad ee sheekadii la magac baxday Qiiqii Ceel-cad.

Barnaamijkan waxaa markasta noo soo diyaariya soona jeediya qoraaga Soomaaliyeed Axmed Faarax Cali "Idaajaa"

Halka hoose ka dhageyso barnaamijka oo dhameystiran.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhaqanka iyo Hiddaha # 156