Caweyska: Fanaanadda Faadumo Duur

Caweyska Washington

Barnaamijka Caweyska oo aan idinkugu heyno qodobo badan oo xiisa leh ayaa waxaa ka mid qeybtii ugu dambeeysay ee wareysigii suugaaneed ee aan la yeelanay fanaanadda Faadumo Duur.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Caweyska Iyo Qeybtii u Dambeysay ee Wareysiga Faadumo Duur