Soomaaliya Kumanaan Dad ah oo ka Barakcay Degmada Xuddur March 21, 2013 Mas’uuliyiinta Gobolka Bakool ayaa sheegay in dad ka badan 3 kun oo qoys ay ka barakaceen magaalada Xuddur tan iyo maalintii Axadda markii ay halkaasi ka baxeen ciidamada Itoobiya iyo kuwa Soomaaliya. Dawladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaan weli sharraxaad ka bixinin xaaladda gobolkaasi. Warbixin uu wariyaheena Mukhtaar Maxamed Catoosh arrintan ku eegayo halkan hoose ka dhageyso. Your browser doesn’t support HTML5 Warbixinta Dadka ka Barakacay Xuddur.