Ganaax Lagu Riday Kaluumeysato Ajnabi ah

  • Ismail Mohamed
Maxkamad ku taalla magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag ayaa ganaax ka badan 3 kun oo dollar ku xukuntay 19 kalluumaysato oo u dhashay dalka Yemen.

Kalluumaysatadan ayaa la qabtay bishii aynu soo dhaafnay.

Warbixin ku saabsan xukunkan Burcad badeedan halka hoose ee qoraalkan ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso warka ku saabsab kaluumeysatada Ajnabiga ah