Martida:Batuulo Sheekh Axmed Gaballe

Martida: Wasiirkii Hore ee amniga Puntland

Iyadoo todobaadkan loo dabaal degay maalinta haweenka aduunka ayaa Gudoomiyaha ururka haweenka Qaranka Soomaaliyeed Batuulo Sheekh Axmed waxa ay barnaamijkan kaga hadleysaa . Dhibaatooyinka Dumarka iyo waxa munaasabadan ay uga dhigantahay haweenka Soomaaliyeed.

Halkan ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Martida Batuul Sheekh