Baarlamaanka oo Ansixiyey Miisaaniyadda 2013

Baarlamaanka ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey miisaaniyadda sanadka dambe ee Somalia, iyada oo hadda kor uu baarlamaanku dib u celiyey si isbeddel loogu sameeyo.

Xubnaha baarlamaanka ayaa sheegay in la sameeyey isbedelkii ay codsadeen, isbeddelkaas oo ay sheegeen in uu u badnaa dhinacyada lacagta ciidamada iyo ta adeegga bulshada.

Warbixin arrintaas ku saabsan hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Miisaaniyadda Somalia oo la Ansixiyey