Soomaaliya Wicitaanka: Abuubakar Maxamed Maxamuud December 30, 2012 Barnaamijka Wicitaanka ee maanta marti ku ah Maamule ku-xigeenka Hay'adda MSF ee xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab. Maamule ku-xigeenku waxa uu ka jawaabayaa su'aalo ay weydiinayaan qaar ka mid ah dhageystayaasha Idaacadda VOA. Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso. Your browser doesn’t support HTML5 Wicitaanka: Abuubakar M. Maxamuud (MSF)