Xuquuqda Aadamaha oo Maanta Adduunka laga Xusay

Dunida waxaa maanta laga xusayaa maalinta xuquuqul-aadanaha ee 10-ka December.
Meello fara badan oo dunida ah oo ay Soomaaliya ku jirto waxaa ka dhaca tacadiyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha.
Hoosta ka dhageyso warbixintan ka hadlaysa xuska maalinta xuquuqul-insaanka iyo waliba qaarka mid ah tacadiyadii sannadkan ka dhacay gudaha Soomaaliya.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Maalinta Xuquuqda Aadamaha