Ciidamada Somalia iyo kuwa AMISOM oo Jowhar la Wareegay

Ururka Alshabab ayaa xilli hore oo saaka ah ka baxay magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellada Dhexe, ka dibna waxa la wareegay ciidanka Somalia iyo kuwa AMISOM.

Wararku waxay sheegayaa in qaraxyo ay magaalada ka dhaceen markii ciidanku galay, hase yeeshee, guud ahaan ammaanka magaaladu waa uu deggan yahay.

Wareysi iyo warbixin arrintaas ku saabsan hoosta ka dhageyso.


Your browser doesn’t support HTML5

Jowhar oo Gacanta Al-Shabab ka Baxday