Martida: Wasiirka Kheyraadka Soomaaliya

Barnaamijka Martida Makarafoonka waxaa todobaadkan marti inoogu ah wasiirka Kheyraadka dalka Abdirazak Mohamed Cumar. Waxa uu wasiirku ka warami doonaa qeybaha hoos imaanaya wasaaradiisa, howlaha horyaala iyo caqabadaha guud ahaan heysta qeyraadka dalka.


Your browser doesn’t support HTML5

Martida: Wasiirka Qeyraadka Dalka Abdirizak Mohamed Cumar