VOA waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa barnaamijyo taxane ah oo ka kooban afar qeybood kuwaaasoo ka hadlaya dhibaatada iyo dilka lala beegto weriyayaasha ka howlgalla gudaha Soomaaliya.
Qeybtan Koowaad waxay si gaar ah uga hadlaysaa qaabka kooxaha hubaysani ay u dilaan warfidiyeenada.
Qeybta Labaad ee barnaamijyadan taxana ah waxay ku saabsan tahay dhibaatooyinka loo geysto warfidiyeenada ku sugan deegaannada Puntland
Qeybta Saddexaad ee barnaamijyadan waxaan ku soo qaadanaynaa dhibaatooyinka lagu hayo warfidiyeenada deegaanada Somaliland
Qeybta Afraad ee u danbeysa waxay ka hadlaysaa sida looga hortagi karo dilalka lala eegto weriyayaasha.
Qeybtan Koowaad waxay si gaar ah uga hadlaysaa qaabka kooxaha hubaysani ay u dilaan warfidiyeenada.
Your browser doesn’t support HTML5
Qeybta 1aad Dilalka Weriyayaasha Soomaaliya
Qeybta Labaad ee barnaamijyadan taxana ah waxay ku saabsan tahay dhibaatooyinka loo geysto warfidiyeenada ku sugan deegaannada Puntland
Your browser doesn’t support HTML5
Qeybta 2aad Dhibaatadda Weriyayaasha Puntland
Qeybta Saddexaad ee barnaamijyadan waxaan ku soo qaadanaynaa dhibaatooyinka lagu hayo warfidiyeenada deegaanada Somaliland
Your browser doesn’t support HTML5
Qeybta 3aad oo ka hadlaysa Dhibaatada Weriyayaasha Somaliland
Qeybta Afraad ee u danbeysa waxay ka hadlaysaa sida looga hortagi karo dilalka lala eegto weriyayaasha.
Your browser doesn’t support HTML5
Qeybta 4aad Sida looga Hortagi karo Dilalka
Weriyayaal ka hadlaya dil loo geystay mid ka mid agaasimayaashii Radio Shabeelle ee Muqdisho.