Wasiirka Arimaha Dibadda Talyaaniga oo Muqdisho Booqday

Italian Foreign Minister

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Talyaaniga Giulio Terzi ayaa maanta booqday magaalada Muqdishu, isagoo la kulmay madaxweynaha Soomaaliya.

Wasiirka Giulio Terzi ayaa saxaafadda u sheegay in Soomaaliya ay ka soo baxayso dagallo sokeeye, waxana uu ballanqaaday in talyaanigu iskaashi la sameeyn doono dawladda Soomaaliya.

Warbixin uu magaalada Muqdisho ka soo diray wariyeheena Axmed Xasan Colaad, balse ay noo soo gudbineyso Sahra Ciidle Nuur oo Washington joogta halkan hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso warbixinta booqasha Wafdiga Talyaniga ee Muqdisho