Ciidamada Huwanta ah oo Kismaayo Gudaha u Galay

Dad goobjoogeyaal ah ayaa Idaacadda VOA u sheegay in saldhigga booliiska, xarunta degmada, iyo goobo kale lagu arkayey askar dawladda Somalia raacsan oo goobahaas ku sugan.
Wareysiga oo dhan hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Ciidamada Dawladda oo Kismaayo Galay