Muqdisho: Weriyayaal iyo Dad kale oo Ku Dhintay Qaraxyo

Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhimatay kuwo badanna waa lagu dhaawacay weeraro miinooyin iyo ismiidaamin ah oo maanta oo Qamiis aheyd lagu qaaday baar ku yaala magaalada Muqdisho.

Cidina weli ma sheegan weerarada oo ay sidoo kale ku dhinteen sadex wariye ., laakiin weeraradu waxeuy u muuqdeen shaqo ay qabatay kooxda Al-shabab oo horey weeraro naacaasi ah uga fulisay meelo kala duwan oo Somalia ah.

Wareysiyo ku saabsan qaraxyadaasi halkan hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Wareysiyada Qaraxyadii Muqdisho Ka dhacay




Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Wareysiyada Qaraxyadii Muqdisho Ka dhacay