Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhalinyarada & Dagaallada: Sheekada Max'ed Deeq


Dhalinyarada & Dagaallada: Sheekada Max'ed Deeq
Dhalinyarada & Dagaallada: Sheekada Max'ed Deeq

Qaybta sagaalaad ee Taxanaha Dhalinyarada Maanta iyo Dagaalla Sokeeye ee Soomaaliya waxaan ku soo qaadanaynaa sheekada nin dhalinyar ah oo aanu magaciisa ku soo koobnay "Maxamed Deeq".

Qaybta sagaalaad ee Taxanaha Dhalinyarada Maanta iyo Dagaalla Sokeeye ee Soomaaliya waxaan ku soo qaadanaynaa sheekada nin dhalinyar ah oo aanu magaciisa ku soo koobnay "Maxamed Deeq".

Maxamed Deeq waxa uu ka mid yahay dhalinyarada ku nool magaalada Muqdishu ee ka gaws adaygtay inay ku biiraan dhinacyada dagaallamaya. Horeyna waxa uu Maxamed Deeq iskugu dayey inuu ka cararo dalka si uu uga fogaado dhibaatada dagaallada sokeeye.

Barnaamijkan waxaa inoo soo diyaariyey inoona daadihinaya Haaruun Macruuf.

Barnaamijkan ka dhagayso qeybta hoose ee qoraalkan.

XS
SM
MD
LG