Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xisbiga MRD oo Dhaleeceeyey Doorashada Djibouti


Xisbiga MRD oo Dhaleeceeyey Doorashada Djibouti
Xisbiga MRD oo Dhaleeceeyey Doorashada Djibouti

Hogaamiyaha Xisbiga MRD Daahir Axmed Faarax (Daaf) ayaa beeniyey in xisbigiisu uu ku biiray musharaxa mucaaradka ee Maxamed W. Raage

Hogaamiyaha Xisbiga MRD Daahir Axmed Faarax (Daaf) ayaa beeniyey in xisbigiisu uu ku biiray musharaxa mucaaradka ee Maxamed W. Raage.

Wareysi ay VOAdu la yeelatay ayuu Daahir Daaf ku sheegay in doorashada madaxtinimada ee Djibouti ay tahay doorasho hal nin, isaga oo ula jeeda Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle.

Wareysiga oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso

XS
SM
MD
LG