Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xildhibaan lagu Dilay Magaalada Muqdisho


Xildhibaan lagu Dilay Magaalada Muqdisho
Xildhibaan lagu Dilay Magaalada Muqdisho

Koox hubeysan ayaa galabta degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho waxay ku dileen Aden Buulle Max'ed oo ka mid ahaa xildhibaannada Baarlamaanka KMG ee Somalia.

Xildhibaankan ayaa ka mid ahaa xildhibaannada ka soo jeeda gobolka Gedo.

Lama oga sababta ka danbeysa dilka xildhibaanka.

XS
SM
MD
LG