Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xiisadda Magaalada Buuhoodle


Xiisadda Magaalada Buuhoodle
Xiisadda Magaalada Buuhoodle

Xaaladda Buuhoodle ayaa degan kaddib dagaal xooggan oo dhexmaray cidamada Somaliland iyo maleeshiyada deeggaanka ee maamulka Khaatumo.

Labada dhinac ayaa mid-ba uu midka kale ku eedeynayaa inuu dagaalka isagu bilaabay.

Waxaa jirta dhimasho dhinacyada dagaalku dhexmaray, balse lama xaqiijin karo khasaaraha rasmiga ah ee dagaalku dhaliyay sababo ay ugu wacan tahay iyadoon aysan jirin ilo madaxbanaan.

Qeybta hoose ee qoraalkan ka dhageyso wareysi ay VOA la yeelatay wasiir ka tirsan Somaliland iyo mid kamid ah madaxda maamulka Khaatumo, iyo waliba falanqeyn la xidhiiidha sida lagu xalin karo colaadda Buuhoodle.

XS
SM
MD
LG