Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xasan D. Aweys oo Dhaliilay Falalka Al-Shabab


Hogaamiyihii hore ee Xisbul Islam, Xasan D. Aweys ayaa sheegay in aanay sax ahayn in magaca Jihaadka dhiigga dadka lagu banneysto

Hogaamiyihii hore ee Xisbul Islam, Xasan D. Aweys ayaa sheegay in aanay sax ahayn in magaca Jihaadka dhiigga dadka lagu banneysto.

Hadalkan ayuu Xasan D. Aweys jeediyey isaga oo jooga ceelashaha biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho.

Warbixin arrintaas la xiriirta qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG