Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falanqeyn ku saabsan xaaladda bini'aadannimo ee Gaza oo laga deyrinayo


Israel Palestinians
Israel Palestinians

Xaaladda bani’aadminnimada ee degaanka Qaza ee Falastiiniyiinta ayaa laga dayrinayaa, iyadoo dhinaca kalena warbaahintu soo tebineyso in Israa’iil ay diyaarinayso weerar dhinaca dhulka ah.

Wasaaradda caafimaadka ee Gaza ayaa sheegtay inay colaaddan ku dhintene in ka badan 2200 oo ah dadka Qaza, halka Israa’iil ay sheegtay in weerarkii Xamaas ee toddobaadkii ho0re lagu dilay in ka badan 1300 oo ah dadka Israa’iil.

Haddaba weriyahayaga Maxamed Cabdi Sandheere ayaa wararkii ugu dambeeyey ka waraystay Maxamed Cali Biixi oo ka faallooda arrimaha Carabta iyo Bariga Dhexe, kuna sugan magaalada Nayroobi ee Kenya.

Falanqeyn ku saabsan xaaladda Gaza
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:25 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG