Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xaaladda Afgooye (Sawirro)


Xaaladda Afgooye iyo Ceelasha Biyaha ayaa maanta deggan kadib markii ay halkaas ka baxeen xoogagga Alshabab ee gacanta ku hayey.

Sida uu VOA-da u sheegay Sareeye Guuto Caanood, waxa dhawaan magaalada tagi doona maamulkii degmada iyo ciidamada ammaanka si noloshii caadiga ahayd ay ugu soo noqoto.

Qeybtan hoose ka dhageyso warbixin ay soo dirtay weriyaha VOA, Seynab Abuukar oo degmada Afgooye booqatay.

XS
SM
MD
LG