Barnaamijka maanta waxa marti inoogu ah Danjire Maxamuud Jaamac Sifir oo horay ula shaqeeyey Qaramada Midoobay iyo xukuumadihii Somalia.
Danjire Sifir waxa uu ka jawaabaya su'aalaha dhageystayaasha Idaacadda VOA.
Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhagesyo.