Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: Imtixaanka Ardayda Soomaalida


Wicitaanka: Imtixaanka Ardayda Soomaalida
Wicitaanka: Imtixaanka Ardayda Soomaalida

Barnaamika Wicitaanka wuxuu ka hadlayaa imtixaanno arday Somali laga qaaday oo uu sharxayo wasirka waxbarashada DKMG, Cabdi Nuur Sheekh

Arday Soomaali ah oo ku kala nool dalalka Somalia, Kenya, iyo Ethiopia ayaa galay imtixaan lagu kala saarayo oo waxbarashada ah. Imtixaanka waxa soo qabanqaabiyey Wasaaradda Waxbarashada iyo Barbaaninta ee Somalia, ardayda guuleysataana waxay waxbarasho sare ka heli doonaan jaamacado gudaha iyo dibadda dalkaba ku yaalla.

Haddaba barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan ayaa wuxuu ku saabsan yahay imtixaannaadkaasi, waxaana su'aallo arrimahaasi la xiriirra sharxaya wasiirka Waxbrashada iyo hiddaha ee DKMG, C/nuur Sheekh Max'ed.

XS
SM
MD
LG