Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha wuxuu ku saabsan yahay xuquuqda haweenka iyo caruurta. Barnaamijka waxaa marti inoogu ah Nuurto Sheekh Maxamuud oo ah guddoomiyaha ururka daryeelka haweenka iyo caruurta ee magaalada Muqdisho.
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha wuxuu ku saabsan yahay xuquuqda haweenka iyo caruurta.