Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka Dhageystaha: Nabadeynta Beelo ku Dagaalamay Mudug


Wicitaanka Dhageystaha: Nabadeynta Beelo ku Dagaalamay Mudug
Wicitaanka Dhageystaha: Nabadeynta Beelo ku Dagaalamay Mudug

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa marti inoogu ah ra'iisal wasaare ku xigeenka, ahna wasiirka qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ee dowladda KMG ah.

Barnaamijka wicitaanka dhageystaha waxaa marti inoogu ah ra’iisal wasaare ku xigeenka ahna wasiirka qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ee dowladda KMG ah Prof. Cabdiweli Maxamed Cali.

Wasiirka ayaa warbixin inaga siin doona wafdi ka socda dowladda KMG ah oo uu isagu hogaaminayo si ay u dhexdhexaadiyaan labo beelood oo ku dagaalamay miyiga gobolka Mudug.

XS
SM
MD
LG