Barnaamijka Wicitaanka ee maanta waxa marti inoogu ah Wasiir -ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ee DKMG ah, Cabdixakiim Cige Guuleed.
Dhageystayaasha Idaacadda VOA ayaa su'aalo weydiinaya wasiir ku-xigeenka
Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.