Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: Axmed Macallin Fiqi


Wicitaanka: Axmed Macallin Fiqi
Wicitaanka: Axmed Macallin Fiqi

Barnaamijka maanta waxa marti inoogu ah Taliyaha Nabad-sugidda Qaranka ee DKMG ee Somalia, Axmed Macallin Fiqi

Barnaamijka maanta waxa marti inoogu ah Taliyaha Nabad-sugidda Qaranka ee DKMG ee Somalia, Axmed Macallin Fiqi oo ka hadlaya in DKGM ay wax ka ogeyd iyo in kale markii ciidanka Maraykanku uu weerarka qaaday si uu u badbaadiyo gabadhii Maraykanka aheyd iyo ninkii u dhashay dalka Denmark.

Taliyuhu waxa kale oo uu ka hadlayaa xaaladda amaanka ee magaalada Muqdisho

Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG