Isku xirrada

War Deg-Deg ah

WHO: Dagaaladu Dhibaato ayey u Geystaaan Caruurta Somalia


WHO: Dagaaladu Dhibaato ayey u Geystaaan Caruurta Somalia
WHO: Dagaaladu Dhibaato ayey u Geystaaan Caruurta Somalia

Warbixin ay soo saartay Hay'adda Caafimaadka ee QM ayaa sheegtay in caruurta Somaalidu ay dhibaatooyin kala kulmaan dagaalada Somalia.

Dr. Lul Maxamuud Maxamed oo ka hawl gasha Cisbitaalka Hooyadda iyo dhallaanka ee Banadir, isla markaana bare ka ah Jaamacadda Caafimaadka ee Benadir ay ka warbixisay sida ay ula tacaalaan caruurta ay soo rideen cudurada caadiga ah iyo dhaawacyada kasoo gaara dagaalada sokeeye ee ka socda magaalada Muqdisho.

Warka oo dhameystiran, hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG