Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Duqeyn loo Geystay Jasiiradda Kudhaa


Duqeyn loo Geystay Jasiiradda Kudhaa
Duqeyn loo Geystay Jasiiradda Kudhaa

Hal qof ayaa ku dhaawacmay, baabuur dhowr ahna waa lagu burburiyey, markii dayuurado helicopter ahi ay duqeeyeen Kudhaa, Jubada Hoose

Hal qof ayaa ku dhaawacmay, baabuur dhowr ahna waa lagu burburiyey, markii dayuurado helicopter ahi ay duqeeyeen Kudhaa ee Jubada Hoose.

Kudhaa waxay ka mid tahay goobo dhowr ah oo dayuurado aan la garaneynin iyo kuwa dalka Kenya ay ku qaadeen gobolada Koonfureed iyo kuwa koonfur-galbeed ee Somalia.

Wareysi ay Idaacadda VOA la yeelatay mid ka mid ah dadka Kudhaa qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG