Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wasiir British ah oo Muqdisho Booqday


Minlərlə nümayişçi İstanbulda Taksim meydanına toplaşıb, 3 iyun 2013.<br />
Minlərlə nümayişçi İstanbulda Taksim meydanına toplaşıb, 3 iyun 2013.<br />

Xoghayaha horumarinta caalamiga ah ee dalka Britain Andrew Mitchell ayaa maanta booqday magaalada Muqdisho.

Xoghayaha horumarinta caalamiga ah ee dalka Britain Andrew Mitchell ayaa maanta booqday magaalada Muqdisho, si uu qiimeyn ugu sameeyo xaaladda abaaraha Soomaaliya iyo sida ay u socdaan dadaalada gurmadka.

Safarkan ayaa ah kii ugu horreeyay ee uu Muqdisho ku tago sarkaal ka socda dowladda Britain muddo 18 sano ah.

Daawo Sawirada

Wasiirkaasi Britishka ah ayaa xarunta madaxtooyada kulan kula qaatay ra'iisal wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali.

XS
SM
MD
LG