Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wariye Boosaaso lagu Dhaawacay


Wariye Boosaaso lagu Dhaawacay
Wariye Boosaaso lagu Dhaawacay

Xasan Maxamed Cali (Anteeno) oo ah Tafaftiraha Idaacadda Codka Nabada ayaa dabley hubaysani maanta ku dhaawaceen magaalada Boosaaso

Xasan Maxamed Cali (Anteeno) oo ah Tafaftiraha Idaacadda Codka Nabada ayaa dabley hubaysani maanta ku dhaawaceen magaalada Boosaaso.

Ilaa iyo hadda lama hayo dableydii weerarka geysatay, lamana garanyo sababta weerarkan ka dambeysa.

Wariyaha ayaa la sheegayaa in xaaladiisa caafimaad ay aad u liidato, loona baahan in cisbitaalo ka adeeg wanaagsan kuwa dalka loo baahan yahay in la geeyo.

Wareysi arrintaas la xiriira qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG