Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warfidiyeenno magaaalada Hargeysa lagu Xiray


Warfidiyeenno magaaalada Hargeysa lagu Xiray
Warfidiyeenno magaaalada Hargeysa lagu Xiray

Booliiska Somaliland ayaa xirxiray in ka badan 20 warfidiyeen oo u badnaa telefishanka HCTV oo ka dhisan magaalada Hargeysa

Booliiska Somaliland ayaa xirxiray in ka badan 20 warfidiyeen oo u badnaa telefishanka HCTV oo ka dhisan magaalada Hargeysa. Warfidiyeenadan ayaa lagu eedeeyey inay faafiyeen warar aan sugneyn oo ka hor imanaya sharciga saxaafadda, iyada oo gaar ahaan lagu eedeeyey inay buun-buuniyeen shirkii ka socday magaalada Taleex ee gobolka Sool.

Warbixin arrintaas la xiriirta qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG