Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixinno: Burcad-badeedda Xarardheere iyo Gobollada Puntland


Warbixinno: Burcad-badeedda Xarardheere iyo Gobollada Puntland
Warbixinno: Burcad-badeedda Xarardheere iyo Gobollada Puntland

Burcad-badeedda ka howlgasha magaalada Xarardheere oo la sheegay inay dib u soo noqonayaan, halka dhinaca Puntland-na ay hoos u dhaceen

Dhaqdhaqaaqa burcad-badeedda ee degmada Xarardheere ayaa soo badanaya kadib markii ururka Xisbul Islaam uu halkaas ka sifeeyey markii shan bilood ka hor ay degmadaas qabsadeen. Dadweynaha degmada ayaa amaanay sida xaaladdu ahayd markii Xisbul Islaam degamada qabsaday, haddase ay firfircoonidii burcad-badeeddu soo noqonayaan.

Dhinaca kale, gobolada Puntland ayaa hoos u dhac uu ku yimid falalkii burcad-badeednimo, iyadoo taasna dhowr arrimood loo aaneeyey.

Qeybta hoose ee qoraalka ka dhagayso laba warbixinnood.

XS
SM
MD
LG